Back

bakteeriya

Noun Biology
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
-ayaal, m.l/dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Noole ili-ma-aragtay ah oo dhammaantood ka kooban hal unug, kuwaas oo aan lahayn xuub bu'eed u gaar ah, hase yeeshee leh gidaar unug oo samays u goonniya leh. B.da badanaaba waxa lagu kala soocaa habka khadaynta Garaam (ha u baahnaato ogsajiin ama yaanay u baahnaan) iyo qaabka muuqaalkooda.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →