Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-mo, m.dh
Conjugation
n/a
kiloogaraam
Noun
Explanation
-
1
Summad: Kg. Halbeegga caalamiga (H.C.) ee cufka loona qeexo cuf le'eg muunadda caalamiga ee ka samaysan balaatinam, iridiyam, laguna keydiyo waaxda keydinta cabbirka iyo misaanka, kuna taalla Sefres, agagaarka Baariis. Muunadda caalamigu waxa ay ka samaysan tahay dhululubo jooggeedu le'egyahay dhexroorkeeda kana diyaarsan iskudhaf ka kooban 90% balaatinum iyo 10% iridiyam. kiloogaraam
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →