Back

kiinjo

Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Qasabka alanka ugu hooseeya ee macaan. kiinna¹ mu.lh.l (kuwiinna, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax idinku (qofka labaad ee wadarta ah) aad leedihiin. Tus. “Kiinna warkiisa iskaba daa!”. kiinna² (-Kiinna) dk.lh.l Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax idinku (qofka labaad ee wadarta ah) aad leedihiin. Tus. “Dad badan baa dhagaysta warkiinna”.

Synonyms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →