Back

khoori

homonym 2 Noun Geography
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-iyo, m.dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Dhul ballaaran oo biyaha baddu ama kuwa harooyinku ay soo galeen.

  2. 2

    Liid dhuleed dhuuban oo isku xira laba dhul oo waaweyn, tusaale ahaan: labo dhul qaaradeed oo waaweyn, ama jasiirad-u-eke ku xira dhul-weynaha; tusaale caad waxaa noqon kara qooriga Panama iyo qooriga Suez. khubaro m.dh.w eeg khabiir. [Geography]

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →