Q Qaamuus Af-Soomaaliga
Home About Grammar Online dictionary
Account
Bookmarks History Settings

Pro tip

Sign in to bookmark words and add your own contributions to any entry.

Sign in →
EN English SO Soomaali
Sign in Register
Back

kelli

homonym 1 Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-iyo, m.dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Biyomareen yar oo beeraha lagu waraabiyo. (3).

Synonyms

Other forms

kelli (2) Noun

Mid ka mid ah labada cad oo digirta qaabkeeda leh oo uurka ku jirta (lafdhabarta labadeeda dhinac) oo waxa oogadu raacdo iyo dhiigga kala soocda, oo kaadi ahaan dibadda uga soo saarta.

kelli (3) Noun

(c.nafl.) Xubin muhim ah oo qashinsaarka u qaabilsan lafdhabarleyda, taas oo laga saaro walxo wasakh naytaroojiin ah (inta badan, kaadi ahaan). Naasleydu waxay leeyihiin lammaane kelya ah oo ku yaalla bucda.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →
Qaamuuska Af-Soomaaliga · Prepared by Centro Studi Somali, Università Roma Tre · Learn more