Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-nno, m.dh
Conjugation
n/a
kawaan
homonym 1
Noun
Explanation
-
1
Meel ama dukaan hilibka lagu iibiyo ama lagu gado.
-
2
Meesha xoolaha lagu qalo. kawaan2 f.g1 (-aamay, -aantay; -aami/-aani) Neef si hilibkiisa loo cuno qalid.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →