Back

badxidhan

Noun Geography
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Xilliga dhaqdhaqaaqa gaadiidka baddu uu xiranyahay. Badda Carabta, xilliga xagaaga oo ay dhacayaan dabaylaha mansuunta waqooyi galbeed, waa marka dabaylaha xeeb-ku-jeedka ah ee ka immaanaya dhanka Soomaaliya ay ka dhigaan Badda Carabta mid duufaani ka dhacayso oo aan suurtaggelinayn badmaaxidda gobolkaas. , badxiran.

Synonyms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →