Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
dhuuxa
Noun
Medicine
Explanation
-
1
Cudur ay sababaan unugyada dhiigga ee cad cad markay aad u bataan. Cudurkani dhiig yari ayuu keena beeryaraduna way ballaadhataan. Noocyada kala duwan ee unugyada dhiigga cadcadi markay bataan, waxay jidhka ku ridaan noocyo kala duwan oo kansarka dhuuxa ah. Cudurkani wuxuu keeni kaara dhimasho. kansarka
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →