Back

kansar

Noun Medicine
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-rro, m.dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Buro xume oo dhan ha ahaado “karjinome” ama “sarkoome” wuxu ka sameysmaa unug oo si aan caadi ahayn oo dhakhso badan u qaybsama, kasoo dabadeed dhex gala oo burburiya (xubnaha) soohayaasha ku ag dhow. Waxa dhacda in unug ka mid ah burada uu raaco dhiigga ama liinfada oo ku beermo meel kale oo jirka ka mid ah (metastasis).

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →