Back

kandeela

Noun Physics
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
-ooyin, m.l
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Summad: Cd. Halbeegga Caalamiga (H.C.) ee itaal iftiimeedka, ku qotoma jihada, dul madow oo ah 1/600,000 mitir laba jibbaaran, heerkulkuna le'egyahay heer barafowga balaatinam, cadaadiskuna yahay 101,325 niyuutan halkii mitir (n/m).

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →