Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
kan
homonym 1
Noun
Explanation
-
1
(kaman, m.l) Baruur fuusha kelyaha korkooda. kan² mu.ti.l (kuwan, w) Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha u dhow lagu tilmaansado. Tus. “Waa kan ninka qoray buugga”. (-kan) dk.ti.l Dibkabe tilmaame oo magac dib looga qodbo, oo wax ama cid hadlaha u dhow lagu tilmaansado.
Synonyms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →