Back

kaalori

Noun Physics
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-iyaal, m.l/dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Kaalori: halbeeg. Xaddiga kulka ee loogu baahdo in uu heerkulka 1 garaam oo biyo ah kor u qaado 1° C (1° K). Halbeegga kaalori beryahan looma adeegsado xisaabinta fisikaad, waxana la qaataa Juul. 1 kaalori = 4.1868 juul.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →