Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-dyo, m.dh
Conjugation
n/a
jirrid-maskaxeed
Noun
Medicine
Explanation
-
1
Qaybta maskaxda ee ka kooban maskax dambeed, maskax dhexaad iyo boonas. Waxay u egtahay kuna xidhiidhsantahay xangullaha. Maskax dhexaadku waxay xukuntaa isuna keenta falnaqyada, sida neefsashada kuwaas oo ka yimaada xarumaha sare ee maskaxda iyaga oo sii mara marinno dareenwade oo wada shaqeeya.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →