Back

jir

homonym 2 Verb
Word form
Verb
Gender
n/a
Plural
n/a
Conjugation
(-ray, -rtay) — Class I (-ay / -tay) — most common, consonant-final stems

Explanation

  1. 1

    (f.g) Meel ku maqnaansho.

  2. 2

    (f.g) Nafley iwm mudda noolaan.

  3. 3

    (f.g) Wax sugnaantooda hubid.

  4. 4

    (f.mg) La j.: xoolo ilaalin.

  5. 5

    (f.mg) La j.: cid la socosho ama la joogid.

  6. 6

    Jirtoo: waa yahay ee.... Tus. “Naahoy, jirtoo hadduu aabbahaa dhul kala dillacay isku kabi karayo waa nin rag ah, hayeeshee aniga meesha aabbahay joogo dhulkuba kama kala dillaaco!”.

  7. 7

    Iska j.: Ka digtoonow!

  8. 8

    Shay intuu ka fogyahay shay kale.

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →