Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-dyo, m.dh
Conjugation
n/a
jid-kiimikeed
Noun
Chemistry
Explanation
-
1
Hab loo dhigo iskudhiska kiimikaad iyada oo la adeegsado summado taagan atammada. Naanays-molikuyuulku waxay sheegtaa keliya noocyada iyo tirada atammada. Dhis- naanays molikuyuulku waxay muujisaa sida atammadu u habaysanyihiin. Dhis naanays molikuyuulku waxaa kale oo ay muujisaa sida atammada ama kooxuhu ugu aaddanyihiin dululaatiga.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →