jare
Explanation
-
1
(-rayaal, m.l./dh) Xarig fardaha, lo'da iwm lagu qabto.
-
1
(f.g) Xarig jare ah xoolo ku xirid.
-
2
Shaxda marka hab dheelkeedu saddex isugu dhacdo.
-
2
Hab fadhi ciyaareedka ka mid ah oo loo dheelo; daamad. jaree f.g/mg. 2 (-reeyay, -raysay)
-
2
(f.mg) Dheesha jarta ku adkaan.
-
3
-
3
(f.mg) Baqdin, naxdin ama xanuun la gariirid.
Synonyms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →