Back

jajab

homonym 1 Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Xanuun murqaha ku dhaca.

  2. 2

    Dhacaan cayayaanka qaarkood ka yimaada oo markuu jirka gaaro lagu xajiimoodo.

  3. 3

    Wax burburay gobol ka mid ah.

  4. 4

    Dildillaac ku dhaca oogada siiba bishimaha iyo cagaha oo qabowga badani keeno.

  5. 5

    Lacagta inteeda aan xaashida ahayn.

  6. 6

    Dahab aan saafi ahayn.

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →