Back

jabto

homonym 2 Noun Medicine
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Cudur ka mid ah cudurrada galmada waxaana keena baktiiriyada loo yaqaan “Neisseria gonorrhoeae” wuxuu ku dhacaa xubnaha cawrada ee ragga iyo dumarkaba.

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →