Back

itaal-danabeed

Noun Physics
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-dyo, m.dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Summad E. Itaalka badada danabka ee bar, waa xoogga saaran halkii saldanab togane ah oo yaalla bar ka mid badada danabka. Xoogga, F, ee ku abbaaran saldanabka, Q, waxa lagu helaa F = QE, markaas E = F/Q halbeegga itaalka danabku waa (N/C).

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →