Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
isxabaalid
Noun
Biology
Explanation
-
1
Xaalad hurdo oo kale ah, taasi oo xayawaanka qaarkood kaga gudbaan bilaha jilaalka ee ay jiraan cunta yaraanta iyo qabowgu. Waxay xayawaanku sameeyaan isbeddello fisiyoolajiyeed oo ay ka mid yihiin hoos u dhaca heerkulka jidhka iyo garaaca wadnaha, waxa anay ku noolaadaan keydka duxdooda.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →