Q Qaamuus Af-Soomaaliga
Home About Grammar Online dictionary
Account
Bookmarks History Settings

Pro tip

Sign in to bookmark words and add your own contributions to any entry.

Sign in →
EN English SO Soomaali
Sign in Register
Back

wadaagaan

Noun Mathematics
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

No definition recorded.

Other forms

wadaagaan Noun

dhufsane-yaraha ay

wadaagaan Noun

(-nayaal ..., m.l/dh) Dhufsanayaasha ay wadaagaan laba ama dhawr tiro midka ugu yar waxa la yiraahdaa dhufsane yaraha ay wadaagaan tirooyinkaas. Waxa loo soo gaabiyaa dh.y.w.

wadaagaan Noun

(-yayaal ..., m.l/dh) Dhufsanaha ay wadaagaan hooseyeyaasha laba ama dhawr jajab, ama tirada haraa la'aan u qaybsanta hooseeye kasta ee jajabka. Hooseeye yaraha ay wadaagaan waa tirada ugu yar ee ah dhufsane ay wadaagaan hooseyeyaasha jajab.

wadaagaan Noun

3 waxa kale oo la oran karaa isirka ay wadaagaan 12, 18 iyo 33.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →
Qaamuuska Af-Soomaaliga · Prepared by Centro Studi Somali, Università Roma Tre · Learn more