Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
is-haysasho
Noun
Physics
Explanation
-
1
Caabbiga ka horjeeda socodka ka dhasha dareere. Ha ahaato, socodka dareere marka uu qulqulayo ama socodka walax adke ah oo dhexmaraaya dareere. I. waxa uu ka dhashaa xoogga isliska ee ka jira dareeraha gudihiisa, waxana sababa xoogga ah isjiidadka ka dhexeeya molikuyuulada dareeraha.
Synonyms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →