Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
aragtida
Noun
Medicine
Explanation
-
1
(isgoysyo ..., m.dh) Labada dareenwade ee aragtida oo mid il ka yimid meesha ay isku gooyaan oo ku beegan xarriiqda maskaxda kala barta una dhow qanjirdhiiqa “bitwitariga” dareenwada- yaasha ka yimaada xuubka aragtida (reetina) dhankiisa sanka xiga ee il walba waxay kudarsamaan dareenwadayaasha ka yimaada xuubka aragtida (reetina) dhankiisa dibedda xiga ee isha kale. Cadadka aragtida oo ka sameysma isku darsankaas kaddib waxay kala nadan qoqob maskaxeedka jeegada ee labada dhinac.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →