Back

is

homonym 2 Pronoun
Word form
Pronoun
Gender
n/a
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    magacuyaal layeele oo falka ku celiya falsameeyaha, taasoo macneheedu yahay in yeelaha iyo layeeluhu isla mid yihiin. Tus. “Cali ayaa is faanshay”.

  2. 2

    magacuyaal layeele oo dhacdada falka wadaajiya dhowr ruux ama waxyaalo kale. Tus. “Labadoodu waa is waayeen”.

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →