Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-yayaal, m.l/dh
Conjugation
n/a
in-gudbiye
Noun
Chemistry
Explanation
-
1
Walax astaanteeda gudbineed ay u dhexeysa tan gudbiye (bir) iyo tan ma-gudbiye (caag). Marka loo eego gudbiyeyaasha, caabbiga in- gudbiye waxa uu la sii yaraadaa korodhka heerkulka. In-gudbiyeyaasha waxa ka mid ah adkeyaasha wiriqlaha ah sida jeermaniyam iyo silikon.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →