Back

in

homonym 1 Noun
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    (ino, m.l) Xoogaa, qaar, wax aan badnayn; wax; tiro.

  2. 1

    Eray lagu xiriiriyo weer dhammaystire ah (weer yeele ah, weer layeele ah iwm). Tus. “In uu imaanayaa waa hubaal”, “Waxaan doonayaa in aan tago”, “Magaaladii buu u tegey in uu dawo soo iibsado”.

  3. 2

    Qayb, cad.

  4. 2

    Eray lagu 436 xiriiriyo weer waqtiley, haddii. Tus. “Bal inaan eegi karo aan soo durko”, “Weyddii bal inay fog tahay”.

  5. 3

    Waqti, goor.

  6. 3

    Inta: erey lagu xiriiriyo weer waqtiley ah. Tus. “Inta aan soo noqonayo”, “Ninku wuu hadlaa intii uu ka noogo”.

  7. 4

    Xag, meel, kob.

  8. 4

    Waa intaas: malaha, waxaa suuraggal ah in. Tus. “Waa intaasuu yimaadaa ee cunto meel u dhig”.

  9. 5

    Inna: waxna.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →