Back

baankariis

Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    (c.nafl.) Qanjidh laga helo lafdhabarleyda oo ku yaalla laba-iyo- tobanlaha iyo beeryarada dhexdhooda. Wuxuu soo daaya insaymyo dheefshiid oo u badan tiribsinoojin, amaylase libays kuna shuba laba-iyo-tobanlaha iyaga oo sii maraya marinka baankariyeed.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →