Back

il

Noun
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
-lo, m.l
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    (indho, m.l) Xubinta aragga.

  2. 2

    Meel biyo ka soo burqadaan.

  3. 3

    Siriq.

  4. 4

    Kartida ishu cid wax ku yeeli karto (senen); dhabato.

  5. 5

    Dabool iniinaha badarka kor kaga dhegsan.

  6. 6

    Dhul bannaan oo kaymo hareeraha ka xigaan. il

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →