Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
iin-cufaad
Noun
Chemistry
Explanation
-
1
(-iimo ..., m.l) Cufka u dhigma tamarta isku haysa bu'da atamka. Qiimaha tamartaas waxa lagu heli karaa adoo adeegsada isle'egta Anistan E = mc2 (taas o E = tamarta, m = cuf, c = xawaaraha ileyska). Cufkaasi waxa lagu helaa faraqa cufka bu'da iyo wadarta cufafka borootoonnada iyo niyuutaroon-nada.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →