Back

ba'an

Verb
Word form
Verb
Gender
n/a
Plural
n/a
Conjugation
(-'naa, -'nayd) — Class IV (-aa / -ayd) — stative/adjectival, no imperative form

Explanation

  1. 1

    Wax aad u dhibaato badan ahaansho (abaar, colaad iwm).

  2. 2

    Wax gardaran ahaansho.

  3. 3

    Ku b.: wax, wax aad uga hela ahaansho. Tus. “Warfaa sigaarkuu ku ba'anyahay”.

  4. 4

    Ku b.: wax, wax aad u yaqaan ahaansho. Tus. “Jaamac xisaabtuu ku ba'anyahay”.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →