Back

ibitiiliyam

Noun Biology
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-mo, m.dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Nudo laga helo lafdhabarleyda oo ka samaysan unugyo aad isugu cufan oo ay u dhexeeyaan walax unug-gudeed ahi. Waxay samaysaa xuubka sare ee ku wareegsan jidhka iyo gidaarka moqorrada gudaha. Waxa kale oo ay sameysaa qanjidhada iyo qaybo ka tirsan organnada dareenka. Shaqooyinkooda waxa ka mid ah: ilaalin, nuugid, dhiiqid iyo dareen.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →