Back

baal

homonym 1 Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-lal, m.l/dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Garbaha haadda ama daayuuradaha ay ku duulaan midkood.

  2. 2

    Dhogorta shimbiraha.

  3. 3

    Xaanshi jilicsan, cabir gaar ah oo wax lagu qoro leh.

  4. 4

    Diqsi weyn oo xoolaha dhiigga ka nuuga, cudurka dhukaankana u kala qaada.

  5. 5

    Buunshe.

  6. 6

    Baal ka: isha: timo yaryar gaagaaban oo ka baxa afka daboollada isha naaslayda.

  7. 7

    Cudur ku dhaca carruurta oo qaraw iyo caddaad leh.

  8. 8

    Cudur ku dhaca geela oo qoorta qalloociya.

Synonyms

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →