Back
Word form
Verb
Gender
n/a
Plural
n/a
Conjugation
(-iyay, -isay) — Class II (-iyay / -isay) — stems ending in -i or -ee
baabbi'i
Verb
Explanation
-
1
Wax ciribtirid.
-
2
Raad, calaamad iwm oo meel ku yaal tirtirid. Tus. “Rooble ayaa wixii sabuuradda ku qornaa baabbi'iyay”.
-
3
Sharci burin.
-
4
Sharaf awood iwm ee qof leeyahay waxyeeleyn.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →