Back

baabbaca-caleen

Noun Biology
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
-eemo, m.l
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Qaybta ballaaran ee caleenta. Waxay yeelan kartaa qaabab kala duwan. Dhirta qaar ka mid ah ayaa in ka badan hal nooc oo b. c. yeesha, kuwaas oo ay ka dhacaan footoosintasiska iyo biyo saariddu.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →