Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-dyo, m.dh
Conjugation
n/a
asiidh
Noun
Chemistry
Explanation
-
1
(HCl) Hoor bida oo midablaawe ah oo sameysma marka haydarojiin koloraydh lagu daro biyo.
Other forms
asiidh
Noun
Nooc iskudhis ah oo leh haydarojiin kuna kalafurma biyaha oona saara ayoonno togan oo haydarojiin ah.
asiidh
Noun
Koox ka mid ah iskudhisyada orgaanikada ah ee biyaha ku milma ee wada leh koox kaarboogsayl (-COOH) iyo amino (-NH2) oo ku dhegsan alfa kaarboonatam. Dhirta iyo noolayaal ili-ma-aragtay ah oo badan ayaa amino asiidhyada ka samayn kara iskudhisyo sahlan oo aan orgaanig ahayn, laakiin xayawaanku waxay ka helaan in ku filan oo quudkooda ah.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →