Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
ayoon-taban
Noun
Chemistry
Explanation
-
1
(-nno ..., m.dh) Ayoon saldanab taban leh, oo sameysma marka atamyada ama molikiyuulada lagu daro elektaroonno. Marka danabsoocidda la sameynaayo, ayoonada taban waxa jiita qotinka togan.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →