Back

halbeeg

Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-gyo, m.dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Xaddi lagu heshiiyey in uu u taaganyahay cabbir (mitir, dherer, seken, ammin, kiilogaraam, cuf iwm). halbeeg H.C. m.l (-yo H.C., m.dh) (xis.) H.ga H.C. (Habka Caalamiga) waa hab caalamku ay wadajir ahaan isugu raaceen, loona adeegsado laamaha cilmiga. Habkani waxa uu ku salaysanyahay habka M.K.S. (mitir, kiilogaram iyo seken), waxanau beddelay habka C.G.S. (santimitir, garaam iyo seken) iyo F.B.S. (fuudh, bawnd iyo seken).

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →