had
Explanation
-
1
Waqti la yaqaan oo bilaw iyo dhammaad leh; goor, kol, ammin.
-
2
Had: iyo goor ama had iyo jeer: mar kastaba.
-
3
Had ah: aa: goortan, waqti-gaan.
-
4
Had b: a: kolkii in la joogaba; marmar.
-
5
Had: da: goorta la joogo; amminka.
-
6
Had: daa: waqtigaan, goortan.
-
7
Had: daba: sidaas darteed.
-
8
Had: dana: kol labaad, kol dambe; misana.
-
9
Had: dee: sidaas darteed, haddaba.
-
10
Had: deer: hadda, amminka.
-
11
Had: ma?: goorma?
-
12
Had: diiba: waqtiga la joogo; amminka, hadda.
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →