Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
habdhis-tiro-labaale
Noun
Mathematics
Explanation
-
1
(-syo ..., m.dh) Habdhis tiro oo ku salaysan sal laba godadka 0 iyo 1 oo keliya ayaa la adeegsadaa, halka habdhiska tobanle lagu adeegsado toban god. Godadka waxa ay u taaganyihiin koowaad, labaadyo, afraadyo, siddedaadyo, toban iyo lixaadyo iwm; halka habdhiska tobanle ay u taaganyihiin koowaadyo, tobnaadyo, boqollaadyo iwm.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →