haad
Explanation
-
1
Buunshe.
-
1
Wax baalal leh dhul kor uga kicid.
-
2
Haad ah: qof fudfudud.
-
2
Ka h.: naf, qof ka bixid. Tus. “Cali way ka haadday”.
-
3
Xad.
-
4
(-dad, m.l) Hal turub afartiisa qaybood mid ka mid ah.
-
5
Inta qof hal mar isku cuno (turub).
-
6
Dhinaca loo oggolyahay in baabuur waddada ka maro.
-
7
Cudur maskaxeed geela ku dhaca. hąad² m.l (haad, m.dh) Nafleyda inta duusha oo baalka leh. hąad³ f.mg1 (-day, -dday)
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →