Back

guro

homonym 2 Verb
Word form
Verb
Gender
n/a
Plural
n/a
Conjugation
(-rtay, -ratay) — Class III (-tay / -atay) — stems ending in -o / -so / -ow

Explanation

  1. 1

    (f.g) Wax meel yaal ka qaadasho.

  2. 2

    (f.g) Miro geed ka goosasho.

  3. 3

    (fg.) Cunto iwm weel ka baxsasho.

  4. 4

    (f.mg) Kala g.: wax lagu tartamayey kala badin waayid.

  5. 5

    (f.mg) Kala g.: waxyaalo isku dhex jiray kala saarid.

  6. 6

    (f.mg) Kala g.: col is-hor fadhiya dib u kala qaadasho.

  7. 7

    (f.mg) La g.: hadallo qadaf ah isdhaafsasho.

  8. 8

    (f.mg) Dib u g.: si tartiib ah xeeladi ku jirto gadaal ugu noqosho.

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →