Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-yo, m.dh
Conjugation
n/a
gurmad
homonym 1
Noun
Explanation
-
1
Gurmad ah: gargaar degdeg ah oo cid loo fidiyo.
-
2
Gurmad ka: booliska: koox ka mid ah booliska oo heegan u ah meeshii ay rabsho ka dhacdo.
-
3
Tababar ciidameed oo waajib ku ah dhallinta qaangaarka ah ee dal u dhashay. 4.
Synonyms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →