Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
gibil
homonym 1
Noun
Explanation
-
1
Haragga ama maqaarka sare ee dadka iyo xoolaha.
Other forms
gibil (2)
Noun
Atomosfeer: hawada ku gedfan dhulka oo badanaa isugu jirta neefo ay ka mid yihiin ogsajiin (21%), Naytrojiin (78%), kaarboon dhayogsayd (0.03%), Argon (0.94%), Helium iyo neefo kale oo ku yar gibilka (0.01%) marka ay hawadu qallalantahay, iyo uumi-biyood xaddegiisu doorsoomo.
gibil (3)
Noun
Saan korka laga saaro awrka marka rarka loo dhammeeyo; lammo.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →