Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
gaalis-xidhan
Noun
Mathematics
Explanation
-
1
(-syo ..., m.dh) Urur ka kooban tirooyinka u dhexeeya laba tiro oo la isa siiyey oo ay ku jiraan bar dhammaadyada. Gaaliska xidhan ee u dhexeyaa laba tiro oo maangal ah a iyo b waxa loo qoraa [a,b]. Marka gaaliska xidhan lagu muujinayo xarriiq tiro bar dhammaadyada waxa ugu calaamadeeyaa goobo gudahooda la madoobeeyay.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →