fur
Explanation
-
1
Albaab, dariishad iwm ballaqid.
-
2
Guntin xarig kala bixin.
-
3
Gaadiid rar ka dhigid.
-
4
Halxiraale fasirid.
-
5
Mashruuc, dhisme iwm ballaarintooda ku dhawaaqid.
-
6
Xabbado badan ridid.
-
7
Wax meel ku jira sii dayn.
-
8
Haweeney la qabo dalaaqid.
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →