Back

aroore-holac

Noun Medicine
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-cyo, m.dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Halaamacoodka xididdada dhiigga ku cesha (aroore), sida badan waxaa lagu arkaa lugaha wuxuuna ku dhacaa aroore ballaartay oo laalaaban (varicose veins). Arooruhu xanuun badan ayuu yeelanaya waana adkaanaya maqaarka korkiisa ahna waa kululaanayaa waana casaanayaa. Xinjir xirikareysa xididdada ayaa inta badan sameysmata.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →