Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
fiisiko
Noun
Explanation
-
1
Barashada xeerarka suga dhismaha uunka marka loo eego maatarka iyo tamarta ee ay ka koobantahay. Caado ahaan, barashada waxa loo qaybin jirey qaybo: kul, ileys, jabaq, danab iyo birlabnimo, iyo mekaaniko. , fiisikis, fisika, fisikis, fisiko.
Synonyms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →