fiiri
Explanation
-
2
(f.g) Wax ka fekerid.
-
3
(f.mg) Isu f.: waxyaabo isbarbardhigid.
-
4
(f.mg) Ka f.: wax, wax kale ka ilaalin.
-
5
(f.mg) Ka f.: cid wax ka sixid.
-
6
(f.mg) Ku f.: wax, wax kale ku tijaabin.
-
7
(f.mg) U f.: cid wax u raadin.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →