Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-mmo, m.dh
Conjugation
n/a
arjantam
Noun
Chemistry
Explanation
-
1
Bir ka tirsan curiyeyaasha kalaguurka ah oo u jiri kartaa asal ahaan iyo weliba salfaydh (AgS) iyo kolorayd (AgCl) ahaanba. Summaddeedu waa: Ag. Bar dhalaalkeeduna (b.dh.) 960 C. Bar karkeeduna (b.k.) 2180 C. Cufnaan beeggeeduna waa 10.5, tiroborotoon 47, cuf atammeed 107.87.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →