Back

faradh

Noun Physics
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-dho, m.dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Summad F. Halbeegga Caalamiga (H.C.) ee madhxinta, waxana loo qeexaa madhxinta madhxiye kasbaday saldanab 1 kuulam, marka keyd taraqiisa la gaarsiiyey 1 foolt. F. waa halbeeg ka weyn istiicmaalka caadiga ah, waxana la qaataa jajabkiisa oo ay ka mid yihiin biiko-f. (PF) iyo maykaro f. (μF).

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →